Monthly Archives: April 2022
Madaxweyne Deni oo ku wajahan Magaalada Garowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa dhowaan ku laabanayo magaalada Garoowe.
Madaxweyne Deni ayaa ku sugan magaaladatan Muqdisho halkaas oo uu ka wado...
Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic oo ay ka...
Madaxweyne ku xigeeka Puntland oo Gaalkacyo Gaaray
Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, iyada oo siweyn...
Mamulka Puntland oo Xukumay Koox Burcad ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal Puntland ayaa xukun ku riday Dhalinyaro Dadka ku dhici Jiray Mindiyo Magaalada Garoowe iyo kuwo ka Ganacsan jiray...
Axmed Madoobe oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu carqaleeydaanyo Hananka Doorashooyinka Dalka
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jubland ayaa u...
Cabdi Xaashi oo loo doortay Gudoomiyaha Aqalka sare
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa maanta xarunta hangarka Afasiyoone maanta ku doortay Gudoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare
Xubnaha 54 xildhibaan ee maanta xaadiray doorashada...
Dhageyso: Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay Jaaliyada Sooomaaliyeed ee Switzerland
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Geneva kula kulmay xubno ka socday jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland oo uu uga...
Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo ku xigeenadiisa oo maanta Muqdisho lagu qabanayo
Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in lagu doorto magaalada Muqdisho.
Aqalka Sare ayaa ka kooban 54 xubnood kuwaas...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo uga digay laamaha Amniga in ay carqaladeeyaan hanaanka Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba joogga ah ee lagu...
Dhageyso: Gudoomiye Dhabancad oo dil ka badbaaday
Guddoomiyaha Kumeel gaar ka ah ee Golaha Shacabka Mudane Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabanacad ayaa sheegay inay jiraan caqqabado dhowr ah oo kusaabsan ishor-istaag lagu...

























