27.6 C
Mogadishu
Thursday, April 2, 2026
Home 2022 April

Monthly Archives: April 2022

Dhageyso: Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo muqdisho lagu dhaariyay

0
Waxaan la dhaariyey 16-kii Xildhibaan ee laga soo doortay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Jubbaland. Waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KM ee Golaha...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Goor Dhow U Dhoofay Switzerland Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka...

Wasiir Beyle oo mas’uuliyiin katirsan UK & Sweden kala hadlay Arrimaha deyn cafinta

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xuluumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaaada WashingtonDC ee dalka Mareykanka ayaa kula kulmay Masuuliyiinta Dalalka UK iyo Sweden. labada...

R/W UK:-Boris Johnson Oo Ku Dhawaaqay In Qalab Malitari Dheeraad Ay U Dirayaan...

0
Ra’iisal Wasaaraha dalka UK Boris Johnson, ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan dagaal...

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay In Lagu Qabanayo Afisyooni

0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Shaqadii loo igmaday ee doorashooyinka Guddoonka intooda badan ay soo geba-gabeeyeen. Wuxuu...

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Magaalada Jowhar

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar Maanta ku qabtay doorashada kursiga Hop#009, kaas oo kamid ah kuraasta ugu dambeeysa...

Ciidamada Ruushka Oo Soo Riday Diyaarado Milateri Oo Laga Leeyahay Dalka Ukraine

0
Ruushka ayaa sheegay inuu soo riday hal diyaarad oo ah kuwa dagaalka iyo saddex kale oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo laga leeyahay...

Rooble oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay ka wada hadleen...

Shabaab oo qabsaday degmada Matabaan

0
Xubno katirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta waxaa ay si nabadgalyo ah kula wareegeen degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Degmada Matabaan ayaa waxaa...

Jubbaland oo sheegtay in la doortay 16 kursi ee loo wareejiyay degmada Ceelwaaq

0
Gudoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa faah-faahiyay howlaha shaqo ee maanta u qabsoomay guddiga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...