Monthly Archives: April 2022
Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta tagaya Ceelwaaq
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tagaya Gobolka Gedo gaar ahaan Xarunta deegaan doorashada labaad ee Magaalada Ceelwaaq.
Xubno katirsan Madaxtooyada Jubbaland...
Madaxweynihii Hore Ee Honduras Oo Lagu Maxkamadeynayo Mareykanka
Dalka Honduras ee ku yaalla Ameerikada dhexe ayaa Maraykanka u gacan gelisay madaxweynihii hore ee dalkaas Juan Orlando Hernandez, si uu u waajaho eedo...
Madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta.
Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa...
Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xildhibaannada lagu...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq...
SEIT Jubbaland oo Ceelwaaq ku qabtay Doorashada kuraas kamid ah 16ka kursi ee Gedo...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa maanta Degmada Ceelwaaq ku qabtay Doorashada kuraas kamid ah 16ka kursi ee deegaan-doorashadooda laga...
Ruushka oo tijaabiyey gantaal cusub iyo Rer galbeedka oo wadnaha fatra ku haayo
Milateriga dalka Ruushka ayaa sheegay inay si guul ah u sameeyeen tijaabadii ugu horreysay ee gantaal cusub oo qaaradaha isaga kala gudba, hubkaas oo...
Xildhibaan Sareedo Oo Ku Guuleysatay Doorshadii Ku Celiska Aheyd Ee Hop154
Xildhibaan Sareedo oo ku guuleysatay doorshadii ku celiska aheyd ee Hop154
Xildhibaan Sareedo Mohamed Abdalla ayaa ku guuleysatay doorashada ku celiska aheyd ee kursiga Hop154,...
M/W kuxigeenka Puntland waxaan si KMG ah ula wareegay Xilka Madaxweynaha .
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa ku dhowaaqay in uu si kumeel gaar ah ula wareegay Xilka Madaxweynaha maamulka, ka dib markii...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka Somalia
Xeer-ilaaliyaha Guud ee QarankaSuleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Betroolka & Macdanta Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed kuna amray inuu...
Taliye Xijaar “Habeenka ay ugu yar tahay labo ama saddex askari oo booliis...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), oo ka hadlayay dilalka ay geystaan askarta ka tirsan ciidamada Booliiska, ayaa sheegay in tuugada...

























