Home 2022
Yearly Archives: 2022
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland,oo Gudoomiye Cusub doortay
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen.
Fadhi ay...
Gudiga Doorashooyinka Heer Fedesraal oo shaaciyay Jadwalka soo Xareeynta Xildhibaanada Cusub
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...
Shirkadaha Korotada Soomaaliya oo kordhiyay qiimaha ay ka qaadaan macaamiishooda
Shirkadaha Korontada ayaa ku dhawaaqay qiimo kordhin ay ku sameeyeen qidmada laga qaado dadka adeegooda isticmaalaya laga bilaabo bishaan kadib shidaalka oo qaaliyoobay.
Shirkadaha kala...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay wafdi ka socday Beesha caalamka
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Doorashada Kuraasta Golaha shacabka ee laga soo doorto Koofur Galbeed oo la soo gaba...
Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay doorashada 69 kursi oo taaley Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed gaar ahaan labada magaalo ee Baraawe iyo Baydhabo oo...
Taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya oo qaabilaysaraakiil ka socotay Dawlada Pakistaan
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka dalka Pakistan.
Saraakiishan ayaa u...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...
Galmudug oo shaacisay Odayaasha soo xulaya Ergada 3 Kursi
Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah:
HOP#018
HOP#021
HOP#020
3-daan kursi oo ah kuwii u dambeeyey xubnaha Galmudug...
Wasiirka Gaadiid iyo Duulista Amar uu bixiyay oo keentay in xabsi la dhigo qaar...
khilaaf ayaa soo kala dhex galay Wasaarada duulista hawada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hogaanka shirkadaha diyaaradaha Ka howlgala Soomaaliya.
Hay’adaha Amniga ee ka...
Taliska Ciidanka Booliska oo beeniyay in Xeebaha Soomaaliya Burcadbadeed ay joogaan
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ku raadjoogaan soo qabashada dooni la sheegay in ay saarnaayeen maan-dooriye
Afhayeenka Ciidanka Booliska Ciidanka Booliska Soomaaliya...