Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland,oo Gudoomiye Cusub doortay

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen.

Fadhi ay maanta yesheen Xubnaha Guddiga ayaa Guddoomiye kuxigeen waxay  u doorteen mudane Maxamuud Casayr Cabdulle.

Guddiga ayaa dhawaan  soo geba-gabeeyn doona Dooerashada kuraasta ka harsan Golaha Shacabka ee taalla Magaalada Garoowe.