Ahlu sunna oo joojiyay ka qeyb qaadashada dhismaha Maamulka Galmudug (WARSAXAAFADEED).

Dhuusa-mareeb,Maamulka Ahlu sunna ayaa goordhaw shaaciyay in ay joojiyeen ka qeyb qaadashada dhismaha Maamulka Galmudug.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Sheekh shaakir ayuu ku sheegay in Dowlada Federaalka Doorasho xoog ah ka wado Galmudug.

Isagoo shaaciyay in Maanta wixi ka dambeeya joojiyeen ka qeyb qaadashada dhismaha Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com