Fanaanka caanka ah ee Khadar Keeyow oo dib u helay xuriyadiisa.

Addis-Ababa : Fanaaanka Khadar Ibraahin Keeyow ayaa dib u helay xuriyadiisa, kadib markii maalmo uu ku xirnaay xabsi ku yaallo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

siideynta fanaanka waxaa si aad ah u soo dhaweyay tagerayaasha fananka iyo qooskisa oo inmuda àh ka wel wel walsanaa  xaaladiisa .

Xildhibaan C/qaadir Carabow oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, ayaa juhdi badan ku bixiyay sii daynta Fanaanka, asagoo baajiyay kulan oo laqaadan lahaa jaaliyada Soomaliyeed ee dalka Norwey xaalada fanaanka aawgeed .

Xildhibaanka  oo lahadlay “Shabakada aragticusub media group ” ayaa u madamceliyay cid walba oo ka xumaatay xariga fanaanka iyo kuwii kalashaqeeyay sidii oo dib ugu helilahaa al-fanaan khadar Keeyow xuriyadiisa .

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com