Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo Hawlgalo ka Sameeyay Degaano Ka Tirsan Gedo

Wararka ka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Dawlada ay la wareegeen degaano hoostaga degmooyinka luuq Balad Xaawo iyo Duuloow

Saraakiisha Ciidanka dawlada Soomaaliya ee ku sugan gobolkasi ayaa sheegaya in Ciidanka Tuulooyin Hoostaga Degmada Balad Xaawo Hawlgal ay ka sameeyeen waxaana ugu suurta gashay in degaanadasi ay la wareegaan waasida iyaga Hadalka ay u dhigeene

Saraakiisha Dawlada Federaalka Ugu qaabilsan gobolkaas  Warbaahinta u sheegay in Degaanada ay la wareegeen uu Hawlgalka ka socdo

Gobolka Gedo ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka dhacayay Dagaalo U dhexeya Ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo Alshabaab

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com