Daawo: Danjire Caalim oo ka hadlay Caqabadaha uu la kulmi karo Ra’iisal wasaaraha Cusub

Danjire Maxamed Axmed Caalim ayaa Falanqeeyay Caqbadaha cusub ee uu la kulmi karo Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee dhawaan la filayo in uu soo magacaabo Madaxweynaha dawlada Federaalka maxamed Cabdilaahi Farmaajo