Daawo Sawirada laga soo qaaday Toora-toorow.

Ciidamada dowlada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deegaanka Tooro-toorow ee Gobolka shabeelaha Hoose.

Deegaanka ayaa sanooyinki ugu dambeeyay ahaa meel ay xarun ka dhigteen dagaalyahanada alshabaab.

Halkaan ka daawo sawiro laga soo qaaday deegaanka Toora-Toorow.

Xafiiska Wararka ,Muqdisho.

Info@aragticusub.com