Danjiraha Soomaaliya ee Austria oo la magacaabay

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha https://www.aragticusub.com/wp-admin/edit.php?post_type=pageAqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Danjire Ebyan Maxamed Saalad Ladane.

Safiirad Ebyan ayaa sidoo kale ah danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo Xarunta Labaad ee Qaramada Midoobey ee Magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Madaxweynaha Austria Alexander ayaa isna dhankiisa sheegay in dawladiisu diyaar u tahay in ay si wyen ula shaqeyso Safiirka Cusub ee Soomaaliya dalkaas u fadhin doonta.