Dhageyso: Gudoomiyihii Hore Degmada Leego oo ka hadlay Colaada Degmada Wanlaweyn ka jirta

Gudoomiyhii hore Degmada Leego gobolka shabeelaha Hoose Abuukar Cabdilaahi Isaaq Alcadaala ayaa ka hadlay Colaad laba Beelood ku dhex martay Degmada Wanlawen ee gobolka shabeelaha hoose

Gudoomiye  Abuukar Cabdilaahi Alcadaala ugu baaqay Waxgaradka Beelaha ku dagaalamay Degmada Wanlaweyn in ay u hogaansamaan baaqyada loo jeedinaayo oo ah in daagalada ay Joojiyaan

Sdoo kale waxaa uu uga mahad celiyay kaalinta Dawlada Federaalka Soomaaliya ay ka qaadatay daminta Colaada Halkaasi ka jirta