Dhageyso :Wax Garad Baaq Nabadeed u Jeedidiyay Beelihii ku dagaalamay Wanlaweyn

Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u jeediyay Beelihii ku dagaalamay degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose

Ugaaska ayaa ugu baaqay Waxgaradka labada dhinac in ay u istaagaan deminta colaada halkaas ka taagan oo uu sheegay in dhibaato kale ay keeni karto haddii aan laga hotragin

dhinaca kale waxaa uu ka hadlay Gabdho lagu kufsaday degmada Afgooye isaga oo ku baaqay in sharciga la horgeeyo kuwii ka dambeeyay Tacadiga loo geystay gabdhahaasi