Dhageyso :Dr Axmed Jeylaani sheekh Maxamed oo ka hadlay Faa’idada 9ka Dulxaj

Kumanaan Xujey ah ayaa maanta Taagan Banka Carafo si ay u gutaan Rugni ka mid ah Tiirarka  Xajka

Dawlada Sacuudiga ayaa sanadkaan yareeysay Tirada Dadka Xujeyda ah ee Sanadkaan Xajinaya sababo la xiriira xakameynta Cudurka dilaaga ah ee Covid19 ee Caalamka Saameynta Xooggan ku ueeshay

Dr Axmed Jeylaani sheekh Maxamed oo ka Tirsan Mas,uuliyiinta Jaamacada Soomaaliya ahna Hormuudka Kuliyada Shareecada Islaamka kana mid ah Culumaa’udiinka Masaajidyada wax ka Akhrisa  ayaa Arigti Cusub uga war bixiyay  Faa’idada ay leedahay 9ka dulxaj oo ah maalin Dadka Xujeyda ah ay Taagan yihiin Banka carafo