Faah’faahin dheeri ah ayaa kasoobaxeyso qarax lala’egtay injinero Turki ah oo kadhacday Afgooye.

  1. ⁸Qaraxaani oo jugtiisa laga maqlay intabadan degmada Afgooye iyo deeganada udhaw ayaa waxaa lalabegsaday injineero Turki ah oo kormeerayay wadada udhaxeeyo xamar iyo Afgooye waxaana kadhashay qasaaro iskajiro  dhaawac iyo burbur hantiyaded.

Ciidamada  dowlada ee kusugan barkontarool oo oo kutaalo Boodbooda ayaa sidookale qaraaso dhaawac ah ka ssoogaaray qarixii maanta kadhacay halkaasi.

Wadada iskuxirto xamar iyo afgooye ayaa xiligaani dhismaheeda marayaa heer geba geba ah .

Ma’ahan markii ugu horeysay ee qaran lalabeegsado injineerada dhisayo wadada afgooyo waxaana laxasuustaa qarixii kadhacay x-kontroll  afgooye oo ay kudhinten dad ubadnaa arday iyo injineero Turki ah.