Galmudug oo Maamul kmg ah u Sameeysay Degaanka Wisil ee gobolka Mudug

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa  Maamul Cusub u Magacabaay  Degaanka Wisil  ee gobolka Mudug

xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira Rag iyo Dumar

Dekareeto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug  ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 13 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Dekareetada ayaa lagu  Magacaabay  Guddoomiye iyo ku xigeenadiisa .

Hoos ka Akhriso Wareegtada Wasaarada Arimaha Gudaha ee Xubnahaasi lagu magacaabay.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com