Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Balad Xaawo

Gudoomiyaha gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Beled-xaawo ee Gobokaas, iyada oo guddoomiye Cusub uu u  Magacaabay degmada Beled-Xaawo.

Dekareeto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha  gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji ayaa xilkii looga qaaday gudoomiyihi degmada Beled-Xaawo Ahmed Barre Sheekh, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdirashiid Cabdi Caroog oo noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com