Iran oo qiratay dilka 176 ruux.

War dhawaan laga sii daayay TVga dalka Iran ayaa lagu xaqiijiyay in ay ka dambeeyeen shirkii diyaaradeed ee la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 176 ruux.

Tv-ga ayaa xaqiijiyay in diyaaradaas ku dhacday gantaal si qaldan u baxsaday.

Saraakiil ka tirsan Iran ayaa sheegay in ay ciqaabi doonaan saraakiishii ka dambeeyay soo ridida diyaaradaas.

Diyaaradan oo laga lahaa dalka Ukrain isla markaana siday dad gaaraya 176 ruux oo gabi ahaanba shilkaasi ku geeriyooday.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com