Isbedel lagu sameeyay Taliyaasha Booliska Galmudug

Wareegto  kasoo baxday Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha Taliska guud ee Galmudug, iyadoo loo Magacaabay Taliyeyaal kale.

Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo Magacaabey G/Sare; C/kariin Xussen Macallin , Taliye ku-xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo Magacaabey G/sare; Maxamed Nuur Cali, halka Taliyaha Booliiska Degmada Dhuusamareeb loo Magacaabey dhamme; Burhaan Axmad Rooble,

Isbeddalka ayaa sidoo kale lagu sameeyay Talisyada Boliiska ee Degmooyinka  Caabudwaaq ,Hobyo ,Balanballe, Xeraale iyo Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com