khilaafka Siyaasadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo Saameyn ku yeeshay Xiriirka Ganacsi ee labada Dal

Ganacsatada shirkadaha diyaaradaha qaarkood oo sheegay in uu saameyn ku yeelan karo go’aankii dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa in muwaadiinta kenyaanka ah ee u safraya Soomaaliya looga baahanyahay dal ku gal.

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku aadan socdalka Muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya inay u soo safraan gudaha dalka Soomaaliya.

Dadka Kenyaanka ah ee ku safraya baasaboorka dubloomaasiga ah ayaa looga baahan yahay in ay ogolaanshiyo ka haystowasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya.
Go,aankanayaa sidoo kale lagu sheegay in aanu samaeyn doonin muwaadiniinta kenyaanka ah ee heysta deggenaanshiyaha.

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com