Kooxo hubeeysan oo xalay weeraray guri kuyaalo xaafada Fagax.

Wararka ka imaanayo xaafada Fagax ayaa ku waramayo in kooxo bustoolado ku hubeeysay ay xalay werareen guri kuyaalo halkaasi oo ay dhalinyaro ku caweynayeen.

Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii xalay waxaan kasoobaxayo warar is khilaafsan qaabka weerarka udhacay.

Qaar katirsan dadka xaafada oo lahadlay warbaahina ayaa sheegay in dhalinyaradii kusugnaa guriga laweraray ay wax yeelo kasoogartay.

Sikastaba weerarkii xalay waxaa kudhaawacmay in labada 10-qof waxaana halkaasi iskaga baxsaday ragii weerarka sooqaaday.