Kulan looga hadlayo Amniga oo ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Muqdisho, Kulan looga hadlayo amaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir.

Kulankaan oo goob joog ka ahaayeen mas,uuliyiinta sar sare ee Maamulka gobolka iyo gudoomiyayaasha degmooyinka.

Arimaha ugu weyn ee kulankaas ayaa ahaa ka hadlida amaanka iyo sidii iskaashi buuxa looga yeelan lahaa amniga Caasimada.

Sidoo kale Kulanka ayaa looga hadlay Barnaamij cusub oo shalay daah furay Gudoomiyaha Gobolka ee Bulsha bile.

Barnaamijkaan ayaa ah sidii isdhexgal loogu sameyn lahaa bulshada ku dhaqan Gobolka banaadir.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com