Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay Liisa xildhibanada cusub ee Galmudug qeybta Gaalkacyo(AQRISO).

Gaalkacyo,Doorashada ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay, ka dib dadaalo ay Odayaasha Dhaqanka u galeen soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka ay suurta-gashay in la soo gudbiyo qayb ka mida Xildhibaanadaasi.

Liiskan ayaa waxaa ku qoran magacyada 68 xubnood oo sida ay sheegeen Guddiga ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Galmudug.

Madaxweynaha weli talada haya ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa horaantii bishan ka horyimid dhabaha ay dowladda u mareyso dhismaha Galmudug-ta lagu dhisayo Magaalada Dhuusamareeb.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Ifo@aragticusub.com