Madaxweynihii hore Hir shabeele Cali Cabdulaahi Cosoble oo la kulmay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynihii hore Maamulka Hirshabelle  Cali Cabdulahi Cosoble ayaa kamid noqoday xubnaha raadinaya qabashada xilka Ra’iisal Wasaarha  cusub ee Soomaaliya

Cali Cabdulaahi Cosob ayaa la kulamay Madaxweyne Farmaajo Islamarkaana kala hadlay Arimo badan ee khuseeya xaalada Soomaaliya iyo soo xulista Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble oo ah Madaxweynihii hore Hir shabeele ayaa dadaal ugu jira in noqdo Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa weli wada la tashiyadiisa la xiriirta soo magacaabista Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com