Mahad cabdalla oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Dhuusamareeb

Musharax Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad horena u haa Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa markale dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.
Ergada ka qeyb-gashay doorashada ayaa gaareysa illaa 101 ergo ah, waxaana 84 ka mid ah ay u codeeyeen Mahad Cawad Cabdalle.
doorashada ka socoto Galmudug ayaa ku soo beegan tay xili kurata qaarkood Guux siyaasadeed uu ka jiro waxaa Musharixinta Mucaaradka ay il gaar ah ku eegayaan doorashada socota.
Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com