Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xukun ku riday Madaxa Hey’adda Sahan Research

Madaxa Hey’adda Sahan Reseach Matt Brydan ayey Maxkamadda gobolka Banaadir ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo ah in Matt Brydan uu faafin jiray siraha Qaranka, waxayna Maxkamaddu maanta ku xukuntay shan sano oo xabsi ah.

Sidoo kale Hey’adda Sahan Reseach ayey maxkamaddu ka mamnuucday in dib dambe ay uga howlgasho gudaha Soomaaliya

Dhawaan ayay ahayd Markii Maamulka Gobolka banaadir uu Mamnuucay in hay’addaSahan Research  ay ka hawlgash Magaalada Muqdisho

Xafiiska wqararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com