Musharixiinta mucaaradka ku ah Dawlada Federaalka Soomaaliya oo baaq u diray Maamul goboleedyada.

Musharixiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray baaq ku aadan guddiyada doorashada ee maamuladda Puntland iyo Juballand.
Qoraal ka soo saareen musharixiinta shirka uu uga socdo muqdisho ayaa loogu baaqay Jubbaland iyo Puntland in ay ka saaraan xubnaha shaqaalaha rayidka ah ee ka tirsan labada guddi ee heer federaal oo ay horay u soo gudbiyeen labadan maamul.
Siddan oo kale horay baaq kan la mid ah ayeey musharixiinta u dirreen maamul gobolleedyada, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay midowga musharixiinta .

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com