Siyaasi Daahir Tabliiq oo sheegay in uu u Tartami doono Xildhibaan Heer Federaal

 

Daahir Xasan Xuseen Daahir Tabliiq oo ka mid ah Wasiirada hore Dawlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu yahay  Musharax Xildhibaan Federaal  oo  Tartamaya  doorashada   2021 iyo 2025

Mudane Daahir Tabliiq ayaa sheegay Haddii uu ku guuleysto doorashadaasi uu shacabkiisa u Horseedi doono Hawlkarnimo  Cadaalad iyo Isbedel  Isaga oo ka codsaday bulshada uu Matalo in ay u Codeeyaan

Daahir Xasan Xuseen ayaa hore u soo noqday  Gudoomiyaha Degmada Deyniile iyo Isaga ooka soo mid noqday Wasiirada Maamulkii hore ee Galmudug

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com