Taliyaha Booliska Galmudug oo socdaal shaqo ku maraya Saldhigyada Booliska degaanada Galmudug

Taliyaha Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi oo kormeer shaqo kumaraya Sadhigyada degaanada Galmudug waxauna socdaalkiisa koo waaf ku tagay  Saldhiga Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud halkaas oo lagu soo dhaweeyay

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug BishaarAbshir Geedi ayaa safarkiisa maanta ku kormeeray Saldhiga Booliiska Balambale oo ka mid ah Tiro saldhigyo ah oo ugu shaqo badan Qaybta Booliiska Galmudug, taliyaha ayaa sidoo kale kormeeray goobaha kale ee Ciidamadu ka sugaan Amniga Magaalada kuwaa oo si joogta ah loogu hubiyo gaadiidka ka gudbaya.

Socdaalka shaqo ee Taliyaha oo ka soo bilaawday Dhuusamareeb kuna soo maray Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan Waqooyiga Galgaduud

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com