Taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Muqdisho,Taliyaha Nabad sugida Fahad Yaasiin ayaa goordhaw xilka qaadis ku sameeyay taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir.

Ibraahim Macalin ayaa la ogeyn sababaha xilka loooga qaaday.

Balse Fahad Yaasiin ayaa xilkaas si KMG ah ugu magacaabay Ciise Maxamed Ciise.

Lama oga sababaha dhab ahaan ka dambeeyay xilka qaadista.

Wixii Warar ah kala soco www.aragticusub.com

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com