Waa Maxay Mowqifka Soomaaliland ee la Xiriira Heshiiskii lagu gaaray Magaalada Muqdisho?

Soomaaliland ayaa shaacisay kuna wargelisayBeeshaCaalamka   inay wax shaqo ah ku lahayn Heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan lagu gaaray  Magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland tahay dal shacabkiisu doorasho qof iyo cod ah ku daartaan cidda ku matalaysa golayaashii kala duwan ee dowladda, sidaas darteed uusan qusayn heshiiska doorashooyinka ee Muqdisho.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com