Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray goboka Gedo

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Wafdiga ayaa la kulmay Xubnaha dhinaca samafalka , maamulka degmada Dooloow & dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.
Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee qaramada midoobe ay ka hirgalisay Dooloow
Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com