Xubno ka Tirsan shaqaalaha W/ Waxbarshada Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay

Hanti-dhawraha  guud ee  Maamulka Puntland ayaa xanibay dhammaan aKoonnada Lacagta ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Hanti-dhowrka ayaa sheegay inay akoonadu xaniban yihiin dhaqdhaqaaq yadooda ilaa amar dame, waxa uuna xusay in baaritaan ku socdo Wasaarada waxbarashada waxaana shaqada laga joojiyey mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaas oo loo soo jeediyey lunsasho hanti dad Ummadeed.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com