Home 2020
Yearly Archives: 2020
Rooble oo ku deeqay lacag gaareysa 200 kun oo doolar dhismaha wadada laamiga ah...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo kormeeray dayactir ay bulshada reer Cadaado...
Gudoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhaba
Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayna qayb ka yihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda iyo Xildhibaano...
Taliyihii Qaybta 21aad oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya koonfurta Gaalkacyo uu ka dhacay Qarax khasaare sababay
Qaraxa ayaa ku soo aaday Xilli halkaasi ay ka socotay...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay Odoyaasha dhaqanka eeDegmada Caabudwaaqi.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Midowga Musharrixiinta oo daan daansi dagaal ku Tilmaamay Ciidamo la dul dhigay .
Midowga Musharaxiinta ayaa cambaareeyay Ciidamada la dul dhigay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah waddooyinka.
War saxaafadeedka Midowga Musharaxiinta...
Maxuu ka sheegay Wadooyinka Xiran Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame?
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame OO KA Tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya sanada 2020 iyo 2021 ayaa sheegay in sababta dowladda Federaalka ay maanta wadooyinka...
Wadooyinka Muqdisho oo maanta Markale la xiray
Inta badan wadooyink Magaalada Muqdisho ayaa maanta Xiran iyadoo Dadweynaha Muqdisho lugta ay maalayan
Guud, ahaan waxaa xiraan Wadooyin Muqdisho waxaana loo diiday Gaadiidka Dadweynaha...
Sarkaal in Alshabaab ka Tirsan oo lagu maxkamadeynaayo Maraykanka
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira ficillo argagixiso iyo inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab kusoo oogtay Cholo Abdi Abdullah, oo ah muwaadin u...
Madaxweynaha Jubland oo Sagootiyay Xulka kubada Cagta Jubland oo ciyaaro kaga qayb galaya Muqdisho
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa saaka Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay xulka kubada cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Dowladaha xubnaha...
Xukuumadda Soomaaliya oo ku Amaratya Diblumaasiyiinta Soomaalida ah ee ku sugan Kenya ay ka...
Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Joogtada Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa lagu wargeliyay in muddo 5 cisho...

























