Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha Maamulkaasi
Madaxweynaha maamulka , Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Maamulkiisa, Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe.
Wareegto ka soo baxday...
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Dhalinyarada
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo lakulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland...
Su’aalo la xiriira sharciga socdaalka oo la weydiiyay Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha
Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi).
Kulanka oo ka...
Dhageyso: Hogaamiyaha Xisbiga wadajir oo ku eedeeyay weerarkii Xabsiga Dhexe Hay”adda NISA
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalladda Muqdisho kaga hadlay weerarkii xabsiga Dhexe...
Xukuumada Federaalka oo magacaawday gudi baaraya dhacdadii xabsiga Dhexe
Sii haayaha ahna kusimaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdadii shalay ka Dhacday Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Guddiga...
Gudoomiyihii xaafada Xaawa Taako ee Magaalada Baladweyne oo la Toogtay
MagaaladaBeledweyne Waxa lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii xaafadda Xaawa taako ee magaaladaas oo lagu Magacaabayay Jeelle Gaarane Cabdulle.
Koox ku hubeysan bastoolado ayaa ku toogtay...
Taliye Cusub oo loo magacaabay Booliska Degmada Dhuusamareeb
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Taliyaha Ciiddanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneral Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Cusub ee Saldhigga Booliska magaalada Dhuusamareeb...
Dhageyso:Taliska Ciidanka Asluubta oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay dagaalkiika dhacay xabsiga Dhexe
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/ Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka war bixiyay dagaalkii shalay ilaa xalay ka socday xabsiga dhexe ee Xamar.
Taliye Mahad...
Dhageyso:Gudiga Joogtada ah ee golaha shacabka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, oo Xalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa isku raacay in la dar dar geliyo Ajendayaasha...

























