Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso : Wasiirka Gargaarka ee koofur Galbeed oo ka hadlay fataahadaha gobolka...
Wasiirka wasaarada Gargaarka Maamulka koofur Galbeed Naasir Cabdi Caruush oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay fatahaada Wabiga shabeele uu ka geystay...
Madaxweyne Deni oo Oday dhaqameedyo kula kulmay Magaalada Gaalkacyo+sawiro
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay waxgaradka iyo Odyaasha Dhaqanka Gobolka Mudug.
Waxgaradka iyo Odayaasha ayaa Madaxweyne Deni warbixin ka siiyey,...
Maxaa ka jira in uu Socdo Abaabulka Mowshin ka dhan ah Gudoomiyaha baarlamaanka...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb eexaruunta maamulka Galmudug, ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo Abaabulka Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka DR....
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho ku geeriyooday
Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo lagu magacaabi jiray Axmed Sheekh Yuusuf Galti.
Marxuumka ayaa waxaa maalmihii lasoo...
Jamacadda Carabta oo ka hadashay Isbadalada siyaasadeed ee Soomaaliya
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay Xil-ka-qaadistii Ra'iisal Wasaare Kheyre, kuna baaqay in la xushmeeyo Heshiiskii Dhuusamareeb
Hadal qoraal oo ka soo baxay Uurka Jaamacadda...
Maxay ka Tiri Dawlada Sweden Xilka qaadistii Xasan Cali Kheyre
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay la wadaagayaan Walaaca uu Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Midowga Europe, ahna Ergayga Saree e EU-da ugu qaabilsan Arrimaha Siyaasadda, Josep Borrell Fontelles ka...
Dhageyso: Cumar Cabdi Rashiid oo sharci darro ku Tilmaamay Xil ka qaadista Ra’iisal Wasaare...
Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali shar ma’arke ayaa ka hadley isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii xilka laga...
Dhageyso: Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dib u soo laabashada Khadka Internetka
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan oo ka hadlay Arrintaas, ayaa u mahadceliyay Shirdadaha bixiyay adeegga Internet-ka, oo sida uu sheegay...
Wasiir maareeye oo ka war bixiyay shir ay yeesheen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya
Siihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirrada oo looga hadlay amniga...
Madaxweyne Deni oo sheegay In Madaxweyne Farmaajo uu kala hadlay waxyaabo aan warbahinta loo...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa faahfaahfin ka bixiyay kulamo oo uu Dhuusamareeb kula qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo markii...

























