Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Wadajir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Maxamed Cali.
Wareegto ka soo...
Golaha Wakiilada Puntland oo ka doodaya dhismaha Maxkamad Dastuuri ah
Xildhibaanada Puntland, ayaa markii u horraysay ka doodaya dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah, oo muhiim u ah hirgelinta Hannaanka Xisbiyada badan ee Puntland.
Fadhiga 22-aad ee...
kulan aan natiijo layahn oo xalay ka dhacay Duusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb, waxaa Xalay ka dhacay kulan Saacado badan qaatay ,oo halkaasi ku dhexmaray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka.
Kulanka waxaa uu...
Heshiis laga gaaray Colaada Degaanka Horufadhi ee gobolka Ceyn
Degaanka Horufadhi oo ka tirsan Gobolka Ceyn ee Puntland ayaa waxaa Heshiis Nabadeed ku gaaray laba beelood oo horay ugu dagaallamay Degaanka.
Odayaal iyo Waxgarad...
Dhageyso : Qoys uu ku soo dumay dhismo ka kooban 3 dabaq Degmada Xamar...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa ka hadlay gurmad loo sameeyay qoys ku sugnaa dhismo ka kooban...
Muwaadhin Soomaali ah oo lagu dilay Britain
Muwaadin Soomaali haysta dhalashada Netherlands oo lagu dilay dalka Britain
Booliska magaalladda Leicester ee dalkaasi ayaa shaaciyey magaca Muwaadin Soomaali oo Tooreey lagu dilay maalintii...
Madaxweyne Farmaajo oo shir Gudoomiyay shir Hordhac u ah shirka wadatashiga+sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Kulankan ayaa ku...
Dhageyso. Waraysi Xildhibaan hore Galmudug Xasan Cali Dhuux iyo Wararkii ugu dambeeyay shirka Dhuusamareeb
Xildhibaan Xasan Cali Dhuux Cali Maad oo ka Tirsan Xildhibaanadii hore Galmudug kana qayb galaya shirka Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay qabsoomida shirkaasi
Waxaa uu...
Madaxweyne Deni oo Uururada bulshada Rayidka ah kula kulmay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Soomaaliyeed.
Ururada Bulshadda Rayidka ah ayaa la wadaagay Madaxweyne...
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo sharci darro ku Tilmaamay sharciga doorashooyinka Qaranka ee ay Ansixiyeen...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Siyaasiyiinta mucaaradsan Villa Somalia, ayaa sheegay in Sharciga Doorashooyinka ay ansixiyeen Golaha Shacabka Baarlamanku uu...

























