Home  2020
        Yearly Archives: 2020
Dhageyso: Qodobo laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb
War Murtiyeed ayaa  laga soo saaray shirkii Dhusamareeb uga socday madaxda Dawlad goboleedyada Dalka
Shirka oo looga hadlay xoojinta iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda...                
Soomaalida ku nool dalka Jarmalka oo ka mudaaharaaday wiil ay Boolisku dileen+sawiro
 
 
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame oo...                
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xasan Abshir
Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka Tacsiyadeeyay geerida Xasan Abshir Faarax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii ka...                
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Xasan Abshir Faarax
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...                
Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo geeriyooday
Ra'iisal wasarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida uu xaqiijiyay safiirka Soomaaliya u fadhiya...                
Xisbiyada Soomaaliland oo Heshiis kala saxiixday
Xisbiyada Somaaliland ayaa heshiis ka gaaray qabsoomidda doorashooyinka ka dhaca Soomaaliland
Saddexda Xisbi ee Somaliland, ee kala ah Kulmiye, Waddani iyo Ucid ayaa ku heshiiyey...                
Wasiirka Cadaalada oo ka hadlay dilka Hawlwadeen ka Tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka
Wasiirka Wasaarada Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaajiayaa u Tacsiyadeeyay Qoyska qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cabduqaadir Cilmi oo ahaa...                
Puntland oo ku dhawaaqday Seddex maalmood oo baroor diiq ah
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood ah oo baroor-diiq oo loo sameeynayo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo geeriyooday.
Sidoo...                
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore puntland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku...                
Madaxweynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa,...                

























