Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxda Dawlad goboleedyada oo xalay kulan ku yeeshay Dhuusamareeb
Madaxda maamul Goboleedyada ayaa xalay kulan gaar ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb kulankaas ayaa daba socda shirkii shalay ka furmay Dhuusamabrreb ee loogu magacdaray shirka...
Dhageyso: Waxgarad cambaareeyay dagaalkii ka dhacay waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
Odyaal iyo waxgarad ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa cambaareeyay Dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo oo sida ay sheegeen lagu beegsaday beel degta waqooyiga Gaalkacyo
Odayaash iyo...
Dhageyso: Wasiir hore Daahir Xasan Xuseen oo soo dhaweeyay shirka maanta ka furmay Dhuusamareeb
Wasiirkii hore Hawlaha guud iyo Guryeynta Galmudug Daahir Xasan Xuseen ayaa soo dhaweeyay shirka ka Furmay magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta Galmudug ee U dhexeya...
Qarax xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaas xalay uu ka dhacay qarax bam gacmeed ah oo khasaare...
Goobo gancasi oo ku gubtay dagaal ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo
Wararka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay goobo ganacsi ay ku gubteenDagaalkii saaka ka dhacay suuqa weyn waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo kaasi...
Dhageyso :Xasan sheekh oo ka digay in la caarqaladeeyo shirka Dhuusamareeb
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay qaadi doonto cawaaqibta ka Timaada haddii...
shirka Madaxda Maamul goboleedyada oo maanta Dhuusamaeerb ka Furmaya
Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada ayaa maanta ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay socoto qaban qaabadii u dambeysay ee uu shirka ku furmi lahaa
Shirka ayaa...
Maxaa ka cusub saaka Dhuusamareeb??
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa saaka ku booqday Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Hooyga Magaalada Dhuusa Mareeb uu ka deganyahay,...
Fiqi oo ka hadlay ciidanka Madaxda D/Goboleedyada la tageen Dhuusamareeb
Wasiirka amniga ee Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in amniga magaalada Dhuusamareeb la adkeeyay isla markaana ay sugayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada ee doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota...

























