25.4 C
Mogadishu
Wednesday, July 2, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Galmudug oo gaadiid dagaal ku wareejisay Ilaalada Axmed Madoobe .

0
Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa gaaray qaar kamid ah ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la filayo in...

Ciidamo katirsan maamulka H/shabelle oo  handadad iyo xarig isugu daran Agaasimaha Idaacada Asal  “Aadan...

0
Ciidamo ku hubeeysay gaadidka dagaal oo gaarayo ilaa iyo 10-asgeri ayaa wariyaha ka kaxeestay guriga uu kadaganyahay magaalada Jowhar . War qoraal ah oo uu...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

0
  Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, iyaga oo...

Ilaalada Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Magaalada Dhuusamareeb (SAWIRRO)

0
Waxaa goor dhow Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo ka amba-baxay Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kuwaa...

Liiska Baasaboorada ugu wanaagsan dunida oo la shaaciyay, Soomaaliya kaalintee ku jirtaa?

0
Warbixin ay soo saartay CNN ayaa lagu soo bandhigay liiska Baasaboorada ugu wanaagsan Caalamka,waxaana liiskaasi ku jira Soomaaliya oo wadamo dhowr ah kaga wanaagsan...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo ka dhacay Safaarada qadar ee...

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino ah oo ka dhacay dhabarka danbe ee safaarada Dowladda Qatar ku leedahay Muqdisho kuna dhow Madaxtooyaddii...

Galmudug oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidanka Haramcad laga saarayo Dhuusamareeb

0
Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha Bulshada aad looga hadal haayay warar la xiriira in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in Ciidamada Booliska...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib udhigtay dacwada wariye Abdiaziz Gurbiye

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dacwadda loo heysto Wariye Cabdicasiis Gurbiye ka dib maanta lasoo taagay Maxkamada gobolka Banaadir. Qareenka u doodayay Wariyaha...

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad Xuurshe oo lagu dilay duleedka Degmada Balcad

0
Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad Xuurshow oo ka Tirsanaa Baarlamaanka Hir-Shabeelle,kaas oo maanta Al-Shabaab...

Duulimaadyada Diyaaradaha gobolada Dalka Soomaaliya oo maanta bilowday

0
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib uga bilawday duullimaadyada gudaha oo muddo dhowr bilood u xirnaa Arimo la xiriira Cudurka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...