Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyna yaashii hore Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Madaxweyneyaashii hore ee dalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah gurigiisa magaalada Muqdisho kula yeeshay Madaxweynihii hore...
Dhageyso:Soomaaliland oo ka war bixisay diyaarad shalay laga celiyay Hawada M/ Hargeysa
Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Wax laga xumaado ku Tilmaamay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay Hawada ka celiso diyaarad Kenya...
Dawlada Federaalka oo kala ceyrisay shacab Isugu soo baxay Muqdisho+Sawiro.
Ciidamo ka Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa awood u adeegsatay Dibad-baxayaal si nabad ah isu’gu soo baxay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Bannaan-baxa ayaa...
Dhageyso:Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhacay
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii golaha Amniga Qaranka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo laguna casuumay Madaxda dawlad goboleedyada Dalka
Shirkaas ayaa la sheegay...
Dadkii dilay Fanaan Hachaaluu Hundeesaa oo gacanta lagu dhigay
Ra’iisul Wasaaaraha Itoobiya Dr Axmed ayaa sheegay rabshadihi maalmihi ugu dambeeyey ka socda dalka Itoobiya ee ay soo maleegeen waxa uu ku sheegay cadowga...
Xaliimo Yarey: Doorashada waxaa hortaagan dan gaar ah
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey), Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa iska fogeysay eedda ah inay kaga sii dartay xaaladda siyaasadeed ee dalka,...
Qormada maanta Oo Aan ku Eegi,doono Magaalooyinka London iyo Accra Oo Caasimada ukala ah...
Ku soo dhawaatan qormada maanta Oo Aan ku Eegi,doono Magaalooyinka London iyo Accra Oo Caasimada ukala ah Wadamada Chana & Britten. Waa Isku Waqti...
Dhageyso : Xildhibaan Mahad salaad oo codsi U diray Madaxweyne Farmaajo
Munaasabad loogu Mahd naqayay xildhibaanada Golaha shacabka Barlamaanka Federalka Soomaaliya, ayaa xalay lagu qabtay Tiyaatarka qaranka ee Muqdisho.
Munaasabadaasi ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha Golaha...
Ra’iisal Wasaaraha Norway iyo Madaxweyne Farmaajo oo khadka Telefoonka ku wada hadlay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg.
Ra’iisul Wasaaruha Norway oo telfoonka kula soo...
Dhageyso :Injineer Cabdi Risaaq Xuseen Jeyte oo ku baaqay Shir dib U heshiisiin ...
Injineer Cabd Risaaq Xuseen Jeyte oo ka Tirsan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Germany ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya
Injineer Cabdi Risaaq Xuseen ayaa ugu...

























