Home 2020
Yearly Archives: 2020
M/weeyne Farmaajo oo xariga ka jaray Garoonka Stadium Muqdisho +SAWIRRO
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta xariga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, ka dib markii dayactir...
Soomaliya oo si buuxda ugu soo laabatay fagaarayaasha caalamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna...
Xisbiga Sahan oo ka digay dib u dhaca doorashooyinka Soomaaliya
Xisbiga Curdanka ah ee Sahan Party oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Galmudug, C/Kariim Xuseen Guuleed ayaa waxa uu gaashaanka ku dhuftay Hadal-jeedintii Guddoomiyaha...
Barlamaanka Puntland o ka soo horjeestay Xeerka Mataalada gobolka Banaadir
Xildhibaanadda Golaha Wakiilladda Puntland waxay maanta ka doodeen Ansixinta Xeerkii Mataalada Gobalka Banaadir ee Aqalka Sare ee BFS, waxayna ka soo horjeesteen arrintaasi.
Qaar ka...
Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo magacaabis isugu jira sameeyay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay qaar kamid ah gudoomiyeyaasha gobolada Somaliland.
Muuse Biixi ayaa wareegto uu soo...
Dhageys: Siyaasi Cabdilaahi Dheere oo soo dhaweeyay Mataalada Siyaasadeed ee gobolka Banaadir
Siyaasi Cabdilaahi Dheere Islamarkaana ahaa Madaxweynhii Banaadir State ayaa soo dhaweeyay go,aankii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ku meel mariyeen xeerka Matalaada Siyaasadeed gobolka Banaadir...
Dhageyso: Xasan sheekh oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Gudiga doorashooyinka Qaran
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ka hadlay, Go’aankii shalay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamanka ay ku ansixiyeen Metelaadda Siyaasadeed ee Gobolka...
Dhageyso :Ururada Bulshada Rayidka Maxay ka yiraahdeen go,aanka golaha shacabka.
Ururada Bulshada radyidka oo soo dhaweeyay Talabaada Golaha shacabka ee Ansixinta mataalada Siyaasadeed
Gudoomiyaha Ururada Bulshada rayidka Ex banaadir Muxudiin Xasan Afrax ayaa soo dhaweeyay...
Xisbiga Awooda shacabka oo ka hadlay Ansixinta Xeerka mataalada gobolka Banaadir
Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir iyo Duqii Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed waxa uu si diiran u soo dhaweeyey Ansixinta Xeerka Matalaada Gobalka Banaadir ku...
Ciidamo Itoobiyaan oo isaga baxay degaano ka Tirsan koofurta Soomaaliya
Boqolaal Ciiddan Ethiopian oo ka hawlgeli jiray Goballadda Bay iyo Bakool ayaa waxay isaga huleeleen Somalia, kadib, markii ay dhamaysteeen Xilli-hawleedkii ay qeybta ka...

























