Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso: Ibraahim saalax Deyfullah oo soo dhaweeyay Ansixinta 13 Kursi uu gobolka Banaadir...
Siyaasiga Ibraahim Saalax Deyfullah ayaa soo dhaweeyay go,aankii shalay Xildhibaanada Golaha shacacka ay ku Ansixiyeen 13 Kursi uu gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka sare
Deyfullah ...
Banaan Bax lagu Taageerayo Matalaada gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka sare oo ka...
Dibad baxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir Waxaana ka qayb galaya Dadweyne ka socda 17ka Degmo ee gobolka Banaadir, banana baxaan...
Jubland oo war ka soo saartay Xeerarka loo gudbiyay Golaha shacabka
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa loogu baaqay xildhibaannada Golaha Shacabka in ay joojiyaan akhrinta, ka doodista iyo ansixinta dhammaan Xeerarka ku...
puntlad oo ka soo horjeesatay Xeerarka loo gudbiyay Golaha shacabka
War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Maamulka Puntland, ayay kaga digtay in shuruucda dalka lagu salleeyo damaca iyo rabitaanka gaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka,...
Dawlada Federaalka oo ka hadashay Halka lagu qaban doono shirka Golaha Amniga Qaranka
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo o ayaa iclaamiyey in Kulanka Golaha Amniga Qaranka lagu qaban doono Muqdisho
Madaxweynaha DFS waxa uu mar kale casuumaad...
Gudoonka Golaha shacabka oo loo gudbiyay Mooshin ay saxiixeen in ka badan boqol Xildhibaan
Fadhigii 5-aad ee Kalfadhiga 7-aad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa maanta lagu qabtay Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho.
Maalintii 2-aad ayeyna Xildhibaanada maanta ka...
Dhageyso: Siyaasi Cabdilaahi Xaaji Dheere oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho
Siyaasiga Cabdilaahi Xaaji Dheere oo hore u soo noqday Madaxweynaha Banaadir State ayaa waraysi uu bixiyay ka hadlay Maqaamka Magaalada Muqdisho
Mudane Cabdilaahi Xaaji Dheere...
Maraykanka oo ka hadlay dhismaha Hay,adda duulista Rayidka Soomaaliya
Safiirka Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Donald Yukio Yamamoto waxa uu bogaadiyey Tallaabada lagu dhisay Hay’adda Duullimaadka Rayidka ee Somalia.
Hadal-qoraal oo lagu soo daabacay Barta...
Bankiga Aduunka oo lacag ugu Deeqay Soomaaliya
Agaasimayaasha Hay’adda Bangiga Adduunka waxay ansixiyeen 55 million oo Dollar oo Taageeradda Horumarinta Caalamiga oo lagu taageerayo Dib-u-habaynta Siyaasadda Dhaqaalaha Somalia ee sanad-maaliyadeedka haatan...
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyaal Ciidan
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu xalay soo saaray Wareegto ujeedkeedu ahaa Magacaabis iyo Xilal-u-kala-bedel Taliyayaal Ciiddan.
Wareegtada waxaa lagu sheegay in...

























