Home 2020
Yearly Archives: 2020
M/weeyne Farmaajo & Axmed Madoobe ku wada hadleen khadka telefanka .
Warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo markii ugu horaysay in muddo ah...
Dowladda Soomaaliya oo Kenya ugu hambalyeysay guusha ay ka gaartay Jabuuti
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka hadashay guushii ay Dowladda Kenya ka gaartay dowladda Jabuuti ee ku aadan helida kursiga aan joogtada aheyn...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayay todobaadka Xoriyadda
Kulan looga hadlayey u diyaar garowga Maalmaha qiimaha badan ee Xoriyadda Todobaadka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar...
Dhageyso:Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlayay Hawlgalo lagu soo qabtay eedeysanayaal
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Adan Cali oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyey howlgalladii ugu dambeeyey ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya...
Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo ka badbaaday Qarax miino
Taliye-xigeenkii hore ee Ciiddanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Cali Bariise ayaa la sheegay inuu ka badbaaday Qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay...
Dhageyso : Dr. Cali Cabdi Baab oo ka hadlay qodobadii ka soo baxay shirkii...
Dr Cali Cabdi Baab oo ka Tirsan Siyaasiyiinta Qurba joogta ah ee ku nool Magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa Waraysi uu bixiyay kaga...
Laamaha Amniga Jubland oo sheegay in ay Fashiliyen qaraxyo
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka jubland ay ka hor tageen qaraxyo lala damacsanaa shacabka jubland
Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka...
Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa ka dhacay Degmadda Hodan, gaar ahaan meel ku dhow Xaruntii hore ee Madaxtooyada ee C/qaasim Salaad Xasan.
Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu qaraxaasi geystay...
Golaha Wakiilada Puntland oo maanta Ansixiyay qodobo muhiim ah
Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland, Fadhigiisa 4-aad oo qabsoomay ayaa maanta lagu saxiixayay dhowr qodob oo lagu daray Ajandaha Kalfadhiga 46-aad oo ka kooban 15...
Puntland oo qaadacday shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Maamulka Puntland ayaa sheegtay in aysan ka qayb-geli doonin Shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir
Wasiirka Warfaafinta...

























