Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wariye lagu xiray Magaalada B/weyne
Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wariye Cabdi shakuur Maxamed oo ka Tirsan wariyaasha Madaxa Banaan ee ka...
Wasiirka Arimaha Gudaha Koofur galbeed oo Magacaabay gudoomiyaha Degmada Waajid
Wasiirka Arrimaha Gudaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi, ayaa maamul u cusub u magacaabey Degmada Waajid ee Gobolka Bokool.
Guddoomiyaha Degmada Waajid loo...
Dhageyso :Puntland oo shaqo Joojin ku sameeysay saraakiil Ciidan
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen Cabdi Yare ayaa shaqo joojin ku sameeyey Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan...
Dhageyso Madaxweyne Qoor Qoor oo Amar Siiyay Ciidamada Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Amray Dhamaan Ciidanka Daraawiishta Galmudug in ay ka hortagaan dagaalo Beeleedyada ka dhaca degaanada Galmudug
Madaxweyne Qoor...
shabaab oo sheegtay in ay Qarxiyeen Booyado shidaal
Shabaab ayaa baraha internetka soo dhigay in duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose ay ku qarxiyeen laba booyadood oo shidaal u siday ciidamada...
Dhageyso Waraysiga: Gudoomihii hore ee gobolka Hiiraan oo Eedeeyay Madaxweyne Waare
Gudoomihii hore gobolka Hiiraan Mudane Cali Maxamed Caraale ayaa soo dhaweeyay dibad baxyada lagu Taageerayo Dawlada Federaalka ee ka dhacaya gobolka Hiiraan
Gudoomiye Caraale ayaa...
Shuruudaha lagarabo qofka dalbanayo dhalashada dalka Denmark.
Dadka ajaanibta ah ee ku nool dalka denmerk ayaa siweeyn u soodhaweeyay hadal dhawaan kasoo yeeray dowlada Denmark kaas i oo dadka lagu wargeliyay...
Kudhawaad 95-qof oo ku xanibnaa dalka Turkiga oo dalka dib loogu soo celiyay
Waxaa goor dhow Magaalada Hargeysa ka soo degatay diyaarad dalka Turkiga ka soo daad-gureysay muwaadiniin Soomaaliyeed, oo billihii ugu dambeeyay ku xanibnaa dalkaasi.
Muwaadiniintan Soomaaliyeed...
Maxaa loo fasiran karaa cadaadiska Mareykanka ee Dowladda Federaalka?
Mareykanka ayaa bilaabay in uu Dowladda Federaalka ku cadaadiyo inay la kulanto Madaxda Maamul Goboleedyada, si xal uga gaaraan arrimaha ay isu hayaan, oo...
Madaxweynaha Galmudug oo booqanaya degaano iyo xerooyin Ciidan+SAWIRRO
Madaxweynaha Dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaanno barlamaanka Galmudug ah iyo xubno ka tirsan labada...

























