Home 2020
Yearly Archives: 2020
Golaha Wasiirada Galmudug oo kulankii ugu horreeyay yeeshay
Shirkii ugu horeeyay ee Gollaha Wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid...
Puntland oo qaadki fasaxday xili Masaajidi xiran yihiin .
Laga bilaabo maanta oo taariikhda ay ku beegan tahay 18-ka May waxaa la qafiifiyay go’aanadii bandowga ee 27-kii March 2020 lagu soo rogay deegaanada...
Saraakiil oo hormuud uyahay Taliye Odawaa oo Dhusamareeb ku wajahan.
Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug inay gaaraan wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo taliyaha...
Somalia: Tirada Dadka ka Caafimaday Coronavirus oo korortay
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay...
Sidee maalinta qaranka 17-Mai looga xusay Norway..?.
17-Mai oo ah maalinta qaranka dalka Norway ayaa sanadkaani loo xusin si-ween, taasoo saameen xoogan ay ku yeelatay cudurka dilaaga ah ee Covid-19.
Tan iyo...
Nin udhashay Danmerk oo dhiigisa lagu daweeyay dad qaba Covid-19
Denmerk (. Aragticusub) :-Dhiiga Toomas oo uu kudhacay Covid-19 ayaa lagu daaweeyay dad laxanuunsan Caabuiqa Caronaverus .
Dowlada Denmerk oo kamid ah wadamada sida ba,an...
Axmed Madoobe oo la kulmay Xubno mucaaradsanaa Maamulkiisa
Kismaayo ( Aragticusub) :-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo...
Safiikii Shiinaha u fadhiyay Israaìil oo meydkiisa qol dhaxdiis laga helay
Israaìil ( Aragticusub) :-Safiirkii Shiinaha u fadhiyay dalka Yuhuuda ayaa isagoo meyd ah laga helay gurigiisa ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay soo werisay...
Dermark oo sheegtay in qaxootigii ugu badnaa iskaga carareen wadankeeda
Denmark (Aragti cusub)- Wasaaradda Socdaalka ee Denmark ayaa dhawaan soo saartay warbixin ay isku barbardhigayo soo galootiga iyo muhaajiriinta ka tega dalkan iyo uwa...
Haweeney Itoobiyaan ah Wasiir ka noqotay Israa’il
Haweeneydaan udhalatay dalka itoobiyo ayaa markii ugu horeeysay wasiir kanaqaday Israa´ll.
Haweeneydaan ayaa ka mid aheed yaahuuda Itoobiya ee dib ugu laabtay Israaíl waaxana ay...

























