27.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Maamulka G/Hiiraan oo Digniin udiray Hay’adaha Samafalka

0
Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyaha gobolka hiiran oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu digniin u diray hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala gudaha magaalada...

Duqeeno Xalay kadhacay Jubooyinka iyo Sh/Hoose oo lagu dilay saraakiil katirsan Al-shabaab

0
Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeymo ka fuliyeen degmooyin ka tirsan gobolada Jubbooyinka iyo shabeellada Hoose. Duqeymaha ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degmooyinka...

Xubno Ka Tirsanaa Shabaab Oo ‘Lagu Dilay’ J/ Dhexe

0
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran Kumaandooska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay weerareen deegaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee...

Norwey:Dadka magangalyo doonka ah oo hoos u dhacay.

0
Oslo, Waxaa hoos u dhac weyn ku yimid dadkii magangalyo doonka ahaa ee iska dhiibi jiray wadanka Norwey. Warbixin ay soo saartay Hay,adda laanta socdaalka...

Sawirro) Dhismaha laamiga cusub ee Dayniile oo marayo geba-gebo.

0
Dhismaha Wadada laamiga ah ee dhexmarta degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ku socda si habsami leh. Guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish ayaa bishii hore...

Waare oo sheegay in la soo gaarsiisay lacago meelo kala duwan ka kala yimid

0
Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle oo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo gaareen lacago ka kala yimid Dowladaha...

Maamulaha Madrasada Al-kahfi oo bulshada ugu baaqay in ay afuriyaan dadka dantayar

0
  Iyadoo bisha barakaysan ee Ramadaan ay mareyso kala bar, isla markaana ay jiraan dad danyar ah oo aan awoodin inay afuraan, ayaa Maamulaha Madrasada...

Silvia Romano  oo idoo Xijaaban Roma lagu soo dhaweeyay(Sawirro)

0
  Gabar u dhalatay dalka Talyaaniga oo afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa saaka ka dhooftay magaalada Muqdishu, iyadoo lagu soo dhoweeyey magaalada Roma. Gabadhan oo lagu...

Senator Fartaag oo NISA ku eedeeyay inay hor istaagtay Safar uu ku tagi lahaa...

0
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan Aqalka Sarre ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in laga reebay diyaarad ku socotay...

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Muqdisho

0
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Khasaaraha ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska & Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir. Dagaalka ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...