25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dagaal culus oo ka socda deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu ka socdo deegaanka Qalaanqalle oo dhinaca galbeed ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee...

Norway oo sharciga degenaanshaha siisay 1600 oo Soomaali ah

0
  Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga...

Dowladda Turkiga oo markale qalab Caafimaad soo gaarsiisay Soomaaliya

0
Diyaaraddii seddexaad oo deeq agab caafimaad sida oo ka socota Dowladda Turkiga ayaa saakay oo Isniin ah  ka soo degtay garoonka diyaaradaha Caalamiga ee...

SAWIRO:-Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Tuulooyin hoostago Jowhar.

0
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaado horleh  ka sameeyey tuulooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo qaarkood...

Barakac ka bilaawday Xaafado ka tirsan Beledweyne

0
Wararka ka imaanayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in qaar kamid ah Shacabka Magaaladaas ay bilaabeen inay barakacaan. Xaafadaha laga...

Amiirka Qatar oo amray in Deeq Qalab Caafimaad loo soo diro Soomaaliya

0
Amiirka Qadar, Tamim bin Xamad Al Thani, ayaa maalinimadii shalay ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya loo soo diro gargaar caafimaad oo wax ka tara...

DF Oo Diiwaan-Gelisay 51 Kiisas Cusub Oo Ah Covid-19

0
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda dalka ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19, 10 ruux ay bogsooseen hal qofna uu...

Shabaab oo fagaare ku yaal Degmada Aadab Yabaal ku toogtay wiil dhalinyaro ah By

0
Ururka Al Shabaab ayaa fagaaro ku yaallo Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha dhexe waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahaa...

Dowlada Soomaliya oo loogu baaqay in ay joojiso ku tacadinta  Wariyayaasha

0
  3da Bisha May Aduunka waxa uu u aqoonsaday in ay tahay maalinta xorriyadda Saxaafadda Aduunka. Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa Saxaafadda Somaaliyeed guud ahaan meel...

Dagaal u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ka socda duleedka Gaalkacyo

0
Warar aan ka heleyno magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay sheegayaan halkaas uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Galmudug...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...