Home 2020
Yearly Archives: 2020
Saldhigyada Mareykanka ee Jabuuti oo la geliyey xaalad deg deg ah
Saldhigyada Ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxaddar, kadib markii ay sare...
Farmaajo oo Jabuuti iyo Qatar kalahadlay Covid-19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iska xog wareystay...
Soomaaliya dadka uu soo ritay cudurka Corona Virus oo gaartay 328 qof
41 qof ayaa maanta laga helay xanuunka COVID19. Waxaa u geeriyootay 2 ruux 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur...
Axmed Madoobe oo heshiis la saxiixday Cabdinaasir Seeraar iyo Xidig (SAWIRRO)
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa goor dhow heshiis la gaaray Cabdinaasir Seeraar Maax, Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Daahir Axmed Sheekh.
Heshiiskan...
Laamaha Amniga oo Dekadda Muqdisho ku qabtay Khamri farabadan
Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan dekadda Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay soo bandhigeen kunteenar ay ku rarnaayeen dhalooyin Khamri ah oo farabadan,kaas oo...
Beesha Caalamka “Saameynta Koroona Fayras waa mid aad u daran Soomaaliya”
Maanta Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada kale waxay daaha ka rogeen Qorshaha udiyaar Garowga iyo Ka falcelinta Covid-19 ee Soomaaliya si loola tacaalo saameynta bini’aadamnimo...
Dowladda oo xil umagacaawday Taliye Xirsiile oo horey udilay Marxun Xasan Kurtun Calasow
Dowlada Soomaliya ayaa taliyaha Asluubta Galmudug u magacawday Gacan kudhiigle Taliye #Xirsile oo si bareer ah udilay marxuun Xasan Kurtun Calasow.
Taliyaha ayaa mudooyikii udanbeeya...
K/Africa oo lagu boobay dukaaman ay leeyihiin ganacsata Soomaali
Kooxaha Burcadda Koonfur Afrikaanka ah ayaa waxaa ay markale deegaano ka tirsan Gudaha dalkaasi ka bilaabeen Boob ay u geysanayaan Goobo Ganacsi ay leeyihiin...
Somaliland oo Wafdi u dirtay deegaano lagu dagaalamay
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa ay Maanta gaareen degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag,halkaas oo tuulooyin hoostaga...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay muddo kororsiga lala xiriiriyay dowladda
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysay si daahfuran uga hadlay wararka sheegaya in Golaha Sharci-dejinta iyo...

























