28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dowladda oo Magacaawdey Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Jubbaland

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdirahmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland. Wareegto kasoo baxdey Xafiista Taliyaha Ciidanka...

Dowladda Somalia oo War layaab leh ka soo saartey Xariga Wariye Abuuja

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay Xariga Wariye u xiran Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya iyo sababta loo xiray. War...

Al-Shabaab oo in ka badan 50 Ruux ku dishay dalka Mozambique

0
Booliska wadanka Mozambique ayaa waxaa ay sheegeen in Xubno ka tirsan Koox la Magac baxdey Al-Shabaab ay Tuulada Xitaxi ee Waqooyiga dalkaasi ku dileen...

Maamulka K/Galbeed oo cadeeyay sababta loo xiray Wariye Mukhtaar Catooosh

0
Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay  Xabsi ku yaalla ku xiran Wariye Muqtaar Maxamed Catoosh oo Idaacadda Voa-da uga...

Maamulka Gobolka Banaadir oo fagaare ku gubay jaad farabadan

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir  Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo ay wehliyaan Hey’addaha Garsoorka, Taliska Qeybta Galbeed ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo...

R.W Khayre oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay xakameynta Covid-19

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan...

Trump oo hakiyay soo galootigii tegi jiray Mareykanka

0
Madaxweyne Donald Trump ayaa farriin uu soo dhigay bartiisa twitterka waxa uu ku sheegay inuu saxiixi doono amar madaxweyne oo si kumeelgaar ah loogu...

Mareykanka oo ka walaacsan tallaabo uu qaadayo turkiga

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si qoto dheer uga walaacsan tahay warbixino sheegaya in Turkey ay waddo dadaallo hor leh oo ay ugu weecaneyso...

Askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo laba wiil ku dilay Kaxda

0
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Degmada Kaxda ee Gobolkaan Banaadir, askari ka tirsan Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa xalay wuxuu ku dilay...

xaaladda caafimaad ee Kim Jong Un oo laga deeyrinayo

0
Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil dowladeed ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un uu ku ku sugan yahay “xaalad halis ah” kadib...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...